Maamulka iyo Shacabka Degmada Xudur Oo bilaabay Olole lagu ballaarinayo dhabaha diyaaraduhu ku Ordaan

0
159

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Bilihii la soo dhaafey waxaa hakad ku jirey diyaaradihii tagi jirey Degmada Xudur Xarunta Gobolka Bokool, sababa la xariira Ciriiri ka jirey Garoonka iyo dayactir lagu sameenayey dhabaha ay diyaaraha ka soo degaan,si caqabadaas meesha loogu saaro ayaa Maamulka iyo Shacabka Degmada Xudur ayaa si isxilqaan ah Olole ugu sameeyeen Garoonka Degmada Xudur.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here