Maamulka iyo Shacabka Deegaanka Awdiinle Ee Gobolka Baay Oo lagu bogaadiyey Horumarinta Deegaanka.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ahna duqa Magaalada Cabdulahi Cali Watiin oo ka mid ahaa Mas’uuliyiin Socodaal Dhanka dhulka ah ku tagay Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay si ay uga kuur galaan Nolosha halkaasi ka jirta iyagoo la hadlay Bulshada iyo Maamulka Deegaankaasi

Gudoomiye Abdullahi Ali Watiin oo ka hadlayay Arrimaha Deegaanka Awdiinle, ayaa waxaa uu sheegay in Deegaanka uu sameeyey Horumar dhinacya badan ah sida Waxbarashada Dhismayaasha Wadooyinka Nabada iyo dhaq dhaqaaqa ganacsi ee halkaas ka socda taasoo uu ku tilmaamay in ay sabab u tahay isku tashi Bulsho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here