Maamulka iyo ganacsatada Degmada Qansax dheere oo cawasho ka muujiyey sicir bararka ka taagan Degmadaasi.

0
536

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Qaar kamid ah ganacsatada Degmada Qansax dheere ee gobolka baay ayaa waxey ka hadleen xaaladaha adag ee dhinaca maciishada Degmadadaasi, Iyagoo tilmaamey in maciishada degmada ay tahay mid gabaabsi ah taasi oo ay ku shegeen in Degmada uu gaari waayey gaadiidkii raashiinka u wadey Degmada.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here