Maamulka iyo Bulshada Xudur Oo u diyaar garoobay ka hor tagga duufaanto El Nino.

0
110

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo laga duulaayo digniinaha iyo talo bixinta hay’adda marenta iyo masiibooyinka qaranka soomaaliyeed ee Sodma ee ahaa isbuucyada hore ee bisha October roobab daadad iyo dabeelo wadtaan ay ka da’aan qeybo kamid ah dalka ayaa maamulka iyo bulshada magaalada Xudur bilaaway in ay xiraan marin biyoodkaan oo ah midka ugu weyn ee magaalada sameya.

Magaalada Xudur oo xili roobeedkii ugu dambeeyay si aad ah u sameyay xaafado iyo beerihii magaalada Xudur ku tiirsaneed ayaa maamulka degmada Xudur ka cabsi qaba ayaa bilaaway in sida ugu macquulsan in ay uga hortagaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here