Maamulka iyo Bulshada Deegaanka Inamad Ee Dhuusamareeb Oo codsadey in loo dhiso Iskuulo

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulshada iyo maamulka degaanka Inamad oo hoostaga magalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo Hay’addaha kashaqeeya waxbarashada ka codsaday in lagala qeyb qaato dhsimaha iskuulka degaanka Inamad.

ugu horeyn macalinka dhiga Iskuulka degaanka inamad ayaa ka warbixiyey tirada ardeyda dhigata dugsiga iyo fasalada iskuulku ka kooban yahay.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here