Maamulka iyo bulshada deegaanka Docolley ee gobolka Galguduud oo shir ka yeeshay horumarinta deegaanka.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo looga arinsanayay horumarinta Deegaanka Docolley oo hoos taga degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa lagu qabtay deegaankaas.

Kulanka ayaa waxaa ka qayb-galay wax-garadka deegaanka qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka deegaanka.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here