Maamulka Iskuulka Waajid oo dalbaday in laga teegeero helidda buugaagta Manhajka qaranka.

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga hoose, dhaxe iyo sare degmada Waajid gobolka bakool waa mid fac-weyn waxaana la hirgaliyay dowladdii dhaxe ilaa iyo hadda waxaa uu ka mid yahay iskuulada wax lagu baro ardada dan yarta ah ee ku nool degmadaasi Waajid.

Maamulaha guud ee Dugsiga hoose, dhaxe iyo sare ee degmada Waajid Cabduqaadir Isxaaq Cabdi oo la hadlay Arlaadi radio ayaa sheegay in baahiyo weyn ay ka jirto Iskuulka taasi oo helitaankeeda muhiim u yahay iskuulka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here