Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dadka barakacayaaha oo aan haysan inta badan nolal wanaagsan ayaa waxa culays ku ah in ay caruurtooda u helaan waxbarsho, maadaama aysan heli karin qarashaadka ku baxa waxbarshada caruurta.
Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar