Maamulka Iskuulka Salaahudiin Ee Magaalada Baydhabo Oo Muaasabad Dhiiri gilin ah U Sameeyay Ardeyda Sanadkaan Ka baxay Iskuulkooda.

0
226

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad lagu dhiiragelinaayey ardeyda iyo iskuulka Salaahudiin ee kaalimaha hore ka galey imtixaankii Sanad dugsiyeedkii 2019 iyo 2020 ayaa ka dhacday iskuulka,Waxaana Goob joog ka ahaayeen Macalimiinta iyo Mamulka Iskuulka Ardaydaa dhameysatay Sanadkaan iyo Waladiinta, Waxaa sidoo kale qeyb ka ahayen Marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here