Maamulka Iskuulka Sahal Macalin Ciise Ee Magaalada Baydhabo Oo ka waramay waxbarashada iskuulka

0
257

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sahal macalin ciise Dugsiga Hoose dhaxe sare ayaa waxa uu ka mid yahay iskuulada ku yaala Magaalada Baydhabo, isla markaasna loogu magac daray qof taariikh ku lahaa deegaanada KG.

Iskuulka Sahal Macalin ayaa waxaa Baydhabo Laga hirgaliyey 2015 kaasi oo loogu magac-darey Abwaankii weynaa ee Sahal Macalin Ciise.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here