Maamulka iskuulka Mac’ruuf Oo Sheegey in ay Xoojin Doonaan Waxbarista Ardeyda Magaalada Baydhabo.

0
270

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qeybaha uu ka kooban yahay Iskuulka Hoose dhexe iyo Sare ee Macruuf wuxuu ka mid yahay iskuulada ugu farac weyn goobaha waxbarashada ee magaalada Baydhabo, wuxuuna ka qeyb qaadanaayey tan iyo burburkii Dowladii dhexe korinta iyo wax barida jiilka dhalinyarada ah ee Ku nool magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muusy Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here