Maamulka Iskuulka Kormari Oo Dalbadey In Laga Caawiyo Wax u qabashada Iskuulkaasi.

0
548

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka hoose iyo dhaxe ee kormari ayaa waxa uu ka mid yahay kuwa ku yaala kaakamka xanaano 2 ee Magaalada Baydhabo, waxaa ka jira baahiyo kala duwan oo xiligaani soo wajahey iskuulka.

Iskuulka kormari ayaa waxaa uu dhisan yahay mudo ku dhow afar sano, baahiyaha iskuulka kaj ira ayaa waxaa ka mid ah miisiska iyo kuraasto oo qaarkood bur bursan, maclimiinta oo aan heleynin lacag ku filan iyo waxaa yar in ay helaan wax kasta oo iskuul waxbarasho aas aas u ah sida uu sharxaayo Cabdiladhiif Maxamed Aadan oo ah mid ka mid ah Macalamiinta waxa ka dhiga iskuulkaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here