Maamulka Iskuulka IPC Oo sheegay in uu saameyn ku yeeshay cudurka Karoona Fayrus

0
246

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhawaan ayey ahayd kadib markii uu maamulka koonfur galbeed uu xayiraad kusoo rogey goobaha wax barashada deegaanka taasoo hakad gelisey geedi socoda ka wax barashada dhawaan ayeyna dib loo fasaxay goobaha wax barashada ayadoona ay ardeyda si toos ah u aadeen goobaha wax barashada, iskuulada gaarka loo leeyahay ee deegaanka ayaa kamid ahaa goobaha xayiraadu saamaysey.

Warkan waxaa inoo haya Aadan Geesey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here