Maamulka iskuulka Dhagoolada Ee Mustaqbal Oo Ka Waramay Isbedelka Waxbarasho ee Iskuulkaasi.

0
297

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Isbedel weyn ayaa laga dareemayaa oo dhanka Waxbarashada ah Iskuulkan oo waxa lagu baro Dadka baahiyaha gaarka ah qabo,  waxaana Caruurta wax lagu baro iskugu jiraan wiilal iyo gabadho oo ay tiridooda aad u badan tahay.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here