Maamulka Iskuulka Carafaad Oo codsaday in loo dhiso Fasalo ku dumay Fatahaadii Elniino.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka iskoolka carafaad ee magalada baydhabo ayaa wasaradda waxbarashada dowlada koonfur galbeed ka codsaday in loo balaariyo iskoolka sidoo kalena loo dayactiro fasalo uu ka waxyeeleeyey roobabkii sanadkii hore ka da’ey Baydhabo

Maamulka Iskuulka ayaa sheegey in Ardeyda qaar hada Xisooyinka ay ku qaataan banaanka iskuulka maadaama fasaladii ay yaraadeen.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here