Maamulka Iskuulka Baydhabo Janaay Oo ka Warmay Heerka Waxbarasho ee Iskuulkaasi

0
248

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Dugsiga hoose /dhexe sare Ee Baydhabo janaay wuxuu kamid yahay Iskuulada wax lagu barto ee ku yaalo magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku meel gaarka ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed soomaaliya

Maamul ku xigeenka Iskuulka Baydhabo janaay khadiija maxamed cali ayaa Raadiyow Arlaadi uga warbixiysay heerka waxbarasho ee Iskuulka iyo Marxaladihi uu so marey Iskuulka Baydhabo janaay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here