Maamulka Iskuulka Al-hudda degmada Qansax-dheere oo codsaday in laga caawiyo Agabka Waxbarashada.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyaro ka soo jeeda degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay oo kamid ah dhalinyarada waxbaratay ayaa degmada waxay ka hirgaliyeen iskuul lagu magacaabo Al-Hudda College kaasi oo ardada lagu baro maadooyinka kala ah Af-soomaali English iyo xisaab.

Ardeyda dhigata Al-Hudda College ee degmada Qansax-dheere maheystaan agabkii iskuulka sida Miisas, Kuraas iyo agabka kale ee waxbarashada madaama iskuulka degmada ay ka hirgaliyeen dhalinyarada degaanka ee gartay in ay aqoontooda ugu faa’ideyaan ardada degmada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here