Maamulka Isbitaalka Tiirow oo Sheegey in isbitaalka ay ku soo kor dhiyeen Goob Si Bilaash ah Looga Tababaro Ardeyda soo barata Cilmiga Caafimaadka.

0
292

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dr Isxaaq Maxamed Tiirow oo ah Dhaqtar ka howlgala Cisbitaalka Tiirow ee Magaalada Baydhabo ayaa warbaahinta Raadiyow Arlaadi u sheegay in cisbitaalka Tiirow lagu soo kordhiyay qeyb Machad ah kaasi oo loogu tala galay in lagu tababaro ardey kala duwan oo soo bartay Culuumta Caafimaadka.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here