Maamulka Isbitaalka Dr Xabeeb Oo ku baaqey in laga qeyb qaato dhismaha Xarunta ilowshiyaha

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka Dr Xabeeb oo ay ku jiaan Bukaana qaba Cudurka ku dhaca dhimirka ayaa dhawaan laga dhagax dhigey qeybta dadka da,da ah ee Xusuusta Beeley si loo dhise islamarkaana loogu faa’ideeyo dadka da,da ah ee Xusuusta Beeley ayaa Ganacsato iyo dad Muxsiniin ah gaarsiiyeen lacag dhan 15kun oo Dollar.

Dr Cabdiraxman Cali Cawaale Xabeeb ayaa ka mahad celiyay Deeq lacageed oo lasoo gaarsiiyay isagoona baaq u diray Hey’ada Hormuud Salam Foundation in ay ka qeyb qaadato dhismaha Xaruntaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here