Maamulka Isbitaalka Dhuusamareeb Oo Codsadey in laga taageero qeybta Nafaqada Carruurta.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka guud Ee Dhuusamareeb ayaa inta badan waxaa ku tiirsan Bulshooyinka ku nool Deeganada Gobolka Mudug,isagoona qaabila maalin walba bukaano meela kala duwan kala duwan ka imaaneysa,Hadana uusan inta badan kiisaska qaar qaabili karin.

Wasiirka Caafimadka Galmudug ayaa booqdey isbitaalka qeybaha uu ka kooban yahay si uu ugu kuur galo baahiyaadka uu qabo isbitaalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here