Maamulka Isbitaalka Degmada Ufayn oo lagu wareejiyay qalab Caafimaad.

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Isbitaalka Degmada Ufayn ee gobolka bari ayaa qalab caafimaad oo kala duwan kala wareegay Ustaad Maxamed barre oo loo soo wakiishay qalabkan in uu gaarsiiyo isbitaalka iyada oo qalabkan ay soo sadaqeysatay Aamina Cismaan Maxamed, Waxa goob jog ahaa madasha lagu warejinayey qalabka maamulka isbitalka mas’uuliyiinta degmada iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here