Maamulka Gobolka Mudug Oo Joojiyay Dhul si Sharci daro ah Lagu deegaansanayay

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka gobolka Mudug iyo Kan dagmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ku guuleystay inay joojiyaan xirmaysi laga waday dhul-daaqsimeed ay xoolo badan intifaacsadaan.

Gudoomiyaha dagmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa sheegey in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doonaan qofkii lagu arka isagoo xiranaya dhul-daaqsimeedyada Deegaanada Galmudug.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here