Maamulka Gobolka Hiiraan Oo ka Warbixiyey fatahaadda Wabiga shabeelle uu ka geystay Buula burte.

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed ayaa kormeer ku tagay degmada Buula-burde ee gobolkaasi oo sameeyey fatahaadda webiga shabeelle taasi oo keentay in dad badan ay ka barkacaan.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in fatahaadaan uu geystay webiga shabeelle uu yahay fatahaaddii ugu weyneyd ee qarnigaani islamarkaani wuxuu gurmad ka codsaday dowladda FS, hay’adaha samafalka iyo dadka muxsiniinta ah si wax loogu qabto xaaladda shacabka degmada Buulo-burde.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here