Maamulka Gobolka Banaadir Oo Xariga ka jaray Kawaanka Malaayga Xeebta Liido

0
85

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray kawaan cusub oo casri ah, kaasi oo loogu tala galay in ay ku shaqeeyaan Iskaashatada Kaluunka Soomaaliyeed.

Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Degmada Cabdicasiis Guddiga iskaashatada Kaluunka iyo Bulshada qeybaheeda kala gedisan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here