Maamulka Gobolka Banaadir Oo Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya kala Wareegay Adeegyada Caafimaadka ee Gobolka Banaadir

0
229

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Munaasabadda oo aad loo soo Agaasimey waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) Wasiirka Caafimaadka XFS Dr. Fowzia Abiikar Nuur iyo Madax ka socota Dowladda Dhexe iyo Gobolka Banaadir oo uu ku jiro Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mdane Cali Cabdi Wardheere (Cali-Yare).

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamednor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here