Maamulka Gobolka Banaadir oo digniino ka soo saaray Roobabka deyrta ee la filaayo.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Bulshada Magaalada Muqdisho ee Gobalka Banaadir ayaa looga digay in ay taxdar muujiyaan, xili laga cabsi qabo in ay da’aan roobab daadad wataan, waxaana bulshda soo gaaraya fariimo uga imaanaya dowladda iyo hay’addaha caalamiga oo ku aadan in ay taxdar muujiyaan dadka ku nool degmooyinka Gobalka Banaadir.

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir Saalax Xasan Cumur oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa warbaahinta la wadaagay digniintaku aadan Xaalada El-nino.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here