Maamulka Gobolka Banaadir Oo Awaamiir kasoo saaray ilaalinta Faya-dhowrka Magaalada

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Si loo ilaaliyo Nadaafada iyo Fayadhowrka Bulshada islamarkaana loogu fogaado wax kasta dhibaata ku ah Shacabka ayaa Maamulka Gobolka Banaadir Awaamiir kasoo saaray Faya-dhowrka goobaha loogu adeego bulshada iyo shaqaalaha ka howlgala iyadoo dib u nidaamin lagu sameeyey Adeega Fayadhowrka guud ee Gobolka Banaadir.

Awaamiirta uu soo saarey Gobolka Banaadir ayaa waxaa kamid ah in Goobaha loogu adeego Bulshada in ay waajib tahay Heysashada Shahaadada Caafimaadka iyo shaqaalaha halkaasi ka howl gala iyadoo ujeedada tahay ka hortaga Cudurada la is qaadsiiyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here