Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu soosaarey Amar ah in aan Ceelal biyoodyo laga qodi karin gobolka Banaadir iyadoo oo aan wax fasax ah laga heysan waxda Biyaha iyo Degaanka Gobolka Banaadi waxaana Maamulka Sheegey in Shirkadaha Biyaha iyo Hey’addaha ka shaqeeya Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada looga baahanyahay in ay soomaraan Waxda biyaha iyo Deegaanka Gobolka
Saalax Xassan Cumar Afhayeenka Gobolka banaadir ayaa warbaahinta u Akhriyey Warqad ka soobaxdey xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yusuuf Jimcaale madaale
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani