Maamulka Gobolka Banaadir Oo 6-ruux Xaalad Caafimaad ugu direy dalka dibadiisa

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)6-ruux oo xaalada Caafimaad loo direy dalka dibadiisa ayaa ah kuwa dalka gudihiisa wax loogu qaban waayay maadama ay yihiin kuwa Muda xanuunsanaa dhamaantoodna ay yihiin Haween sedex kamid ah ay yihiin shaqaalaha Gobolka Banaadir halka sedexda kale ay yihiin Bulshada Magaalada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo goobojoog ahaa goobta dadkaas lagu sagootinaayey ayaa ka hadlay xaalada Caafimaad 6-da ruux iyo doorkooda ku aadan sidii ay uheli lahayeen daryeel Caafimaad Gudoomiyaha ayaa mahadceliyey Ururka Haweenka iyo xilibaano ka tirsan BFS sida ay uga qeyb qaataan u samafalka Bulshada garab istaaga u baahan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here