Maamulka Gobolka Banaadi Oo dib dhis ku sameeyay Talaada Daljirka Dahsoon Degmada Boondheere.

0
17

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka gobolka Banaadir ayaa wado Howlo lagu dar dargelinaaya Dib u naqshadeynta iyo sidoo kale Habeynta goobaha Taariiqiga ah magalada moqdisho Caasimada dalka soomaliya.

Waxaana qeyb ka ah goobaha la habeyey taalada daljirka dahsoon ee degmada boondheere ee gobolka banaadir iyo goobo kale ee ayiguna muhiim aheyda in dib loo dayacatiro.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here