Maamulka Gobolka Bakool oo Lagu wareejiyey Deeq Raashiin ah Oo Loogu talagalay Shacabka Ku Nool Degmadaasi

0
337

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Bilooyinkii la soo dhaafey waxaa xaalad adag oo dhanka raashiinka ka taagnaa Degmada Xudur ee Xarunta gobolka bakool taas oo si aad ah kor ugu kacey lacagta la kala siisanaayo rashiinka noocyadiisa kala duwan.

Kadib dhawaan cawasho ay muujiyeen maamulka iyo shacabka degmada xudur ayaa waxaa arintaasi ka hadley, waana jawaab adag ka bixiyey madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo maalmo ka hor gaarey Degmadaasi.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here