Maamulka Gobolka Baay Oo Kulan la Qaatay Masuuliyiinta Waaxaha Xafiisyada Kala duwan ee Gobalka Baay

0
480

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaan dhaxmaray Maamulka Gobolka Bay iyo Waxaaha ku magacaaban Gobolka Baay Sida Caafimadka iskuduwiyaasha Wasaarada ee Gobolka Waxbarashada Amniga Maxkamadaha iyo Xeer ilaalinta Gobolka Bay kaasi oo loogu hadlayay Sidii Maamulka Cusub Ee Gobolka Bay iyo dhamaan qeybaha ku magacaaban Gobolka sidii loo wada shaqeyn lahaa islamarkana lasyku dhaafan lahaa Xogaha ku saabsan Shaqooyinka Bulshada loo hayo Caqabadaha jira sida loogu gudbi karo iyo Sidii Loo hormarin lahaa Adeegyada Bulshada ay u baahan yihiin.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here