Maamulka Gobalka Sh.Hoose iyo Bulshada Deegaanka Tawakal Oo ka wada hadlay baahiyaha ka jira deegaankaasi

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiir ku xigeenka Wasaarada beeraha iyo Waraabka Dowlada KGS oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS iyo Gudoomiyaha Gobalka Shabellaha Hoose iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Soo gaarey Deegaanka Tawakal ee Degmada afgooye oo Dhawaan Maamul loo sameeyay.

Mas’uuliyiinta ayaa Kulamo la qaatay Bulshada Deegaanka, Dhanka kale Mas’uuliyiinta ayaa waxay ka qeyb galeen munaasbad xilka loogu wareejinayay maamulka Cusub ee Deegaanka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here