Maamulka Gobalka Banaadir Oo si rasmi ah u shaaciyay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad ee Sanad Dugsiyeedka 2019-2020

0
797

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kusimaha Duqa Muqdisho ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Md. Axmed Xasan Iimaan, ayaa ugu horeyn ku amaanay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir dadaalka ay muujiyeen mudadii yareed tan iyo markii Gobolka Banaadir uu Wasaarada Waxbarashada kala wareegay Maamulida Waxbarashada Gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here