Maamulka Gobalka Baay oo dhiiragelin u sameeyay bulshada ka qeyb qaadaneya Dhisida Wadooyinka Xaafadaha Baydhabo

0
289

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhismaha Wadooyinka Muhiimka u ah Bulshada Waxay Ka qeyb qaadataa Horamrinta Ganacsiga Caafimaadka Nabadgeliyada Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Bay Ali Wardheere Dooyow Ayaa Kormeer Bogaadin ah Ku sameeyay Qaar Kamid ah Wadooyinkaas Dhismayaal Dib Looga Dayac tirayo Ku sameynaya Gudoomiye Ali Wardheere ayaa Sheegay in Maamulka Gobolka Bay uu qorshohooda yahay In Lasii Balaariyo Wadooyinka kale Burbursan Shacabka Isticmaalaan Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo Haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here