Maamulka Gobalka Baay oo Bulshada Ku nool Degmada Baydhabo Digniin u diray.

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maamulka Gobalka baay kan degmada baydhabo iyo hay,adaha ka qeyb qaatay dhisida wadooyinka qaar ee magaalada baydhabo ayaa waxey wadaan dib u dayactir lagu sameyneyo wadooyinka halbowlaha u ah magaalada iyo xaafadaha oo guriyaha gaar wadooyinka soo galeen.

Gudoomiyaha Gobalka baay ayaa ugu mahadceliyey hay,adaha ka qeyb qaadaneya dib u dhiskaasi, wuxuuna sidoo kale bulshada ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan in la dhisto wado dadka dhan ka wada dhaxeyso, isagoona tilmaamey in cidii wadooyinka dhista laga dumin doona.

Siid Ali Muuse Ateera ayaa noo faafaahineya warkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here