Maamulka Gobalka Baay iyo Kan Degmada Baydhabo oo kormeeray Wadooyin Dayactir iyo Balaarin ka socota.

0
309

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Maalimihii ugu dambeeyay waxaa xaafadaha ku yaalo Magalada Baydhabo ka socday dayactir lagu sameynaya Wadada halbowlaha u ah shacabka
midaasi oo dhib weyn ku qabeen wadadassi sida gaadiidlayda ganacasatada suuga xoolaha iyo shacabka ku nool xaafada Cunay.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Cabdulahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here