Maamulka G/bakool iyo Kan Degmada xuddur Oo Si wadajir ah Xariga ugu jarey Ceelbiyood ay Xuddur ka Hirgelisey Hay’adda NRC.

0
287

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabadan xarig jarka aheyd ayaa waxa ka qeyb galay ku simaha Maamulka Gobolka Bakool iyo Kan Degmada Xudur, Wasarada Tamarta iyo Kheyradka Biyaha,S arakiil ka socday Hay,ada NRC iyo Masuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo hayso Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here