Maamulka Foorno Bakaaro Oo Ka Hadlay sida ay Bulshada ugu Adeegaan.

0
342

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Foornadaan ayaa ka duwan kuwa kale ee ku yalaa Magaalada Baydhabo waxaana inta badan qalabkeeda uu yahay mid loo isticmaalo Elektiroonik sida qasida, duwida iyo nashqadeynta.

Maamulka foornada Bakaaro Xasan Isxaaq Ibraahim ayaa ka warbixiyay adeegyada ay bulshada u qabtaan isagoona tilmaamay in si weyn ay u soo dhaweyeen macaamiisheeda cusub habka ay u shaqeyso foorno Bakaaro.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here