Maamulka Dugsiga Sacad Binu Abii Waqaas Magaalada Baydhabo Oo dalbadey in Dhul loo iibiyo

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dugsiga Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Tarbiyada Islaamka Ee Sacad Binu Abii Waqaas oo ku yaala Magaalada Baydhabo, gaar ahaan Xaafada Horseed ayaa waxaa wax ka barata Caruur kala duwan waxaana dhawaan lagu wargeliyey Maamulka in dhulka uu Beec ka yahay qofkii lahaa Milkiyadiisa, ayaguna ay Caqabad ku tahay hadii ay Cid kale iibsato Maadaama aysan aboodin in ay iibsadaan

Samafale Mahamed Salaad oo la taagan Macalinka Dugsiga Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Tarbiyada Islaamka Ee Sacad Binu Abii Waqaas, ayaa Bulshada Muslimka ah ugu baaqey sidii loogu iibin lahaa Dhulka uu dugsiga degan yahay, balse qofkiisa sheegey inuu Beec ka yahay si loo badbaadiyo waxbarashada Caruurta halkaas wax kabarata.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here