Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Sare Ee Alqalam Oo Ka waramay Heerka Waxbarasho Ardeyda dhigata Iskuulkaasi.

0
266

Baydhabo(Radio Arlaadi)-iskuulka Hoose,dhexe iyo sare ee Al-qalam ayaa ka mid ah iskuulada Dalka ugu weyn gaar ahaan Deeganada koonfur galbeed.Iskuulka ayaa sanadkaan noqday iskuulkii 7-aad ee kala sareynta waxbarshada sida ay shaacisay Wasaarad waxbarshada dalka qiimayntii sandkaan.

Hassan Aadan cali Waa Maamulaha iskuulka Al-qalam isagoo u waramaayey Barnamijka waxbarshada ee idaacada Arlaadi ayaa sharaxay marxaladihii uu soo maray iyo sida hada ay tahay waxbarshada iskuulka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here