Maamulka Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo Oo Sheegay in La Shidi doono Nalalka Cadceeda Ku shaqeeya oo Qaarkood Dansan.

0
278

Baydhabo(Radio Arlaadi)-2015kii Baydhabo waxaa si Rasmi ah looga Hirgaliyay Nalalka ku shaqeeya Cadceeda wax badan ayay ka badashey isku socodka habeenkii magalada,
Balse Hada qaar ka Mid ah mashaqeyaan, Waxaana Arintaasi Wax ka weydiinay Xoghayaha Dowlada Hoose ee Degamada Baydhabo.

Warkan Waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here