Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo Oo Dukaamo ka Hirgaliyay Suuqa weyn ee Magaalada Baydhabo.

0
346

Baydhabo(Radio Arlaadi)- In kabadan 20 Dukaan oo ay Lahayd Dhismaheeda Maamulka Dowlada Hoose Ee Baydhabo Taasi oo ka timid Caanshuurta Laga Soo aruuriyay Shacabka Degmada Ayaa Lagu dhisay Gudaha Suuqa weyn Magaalada Waxaana looga tala galay in ay Lagu taageero Bulshada taagta Daran iyo Kor u qaadida Ganacsiga iyo Hormarinta dhaqaalaha Bulshada Sida uu Sharxayo Gudoomiyaha Degmada Baydhaba Ahna Duqa Magaalada Hassan Macalin Biikole.

Warbixintan Waxaa noo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here