Maamulka Dhusmareeb oo loogu baaqay dardargalinta furitaanka waddooyinka biyo-mareenadda ah.

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo muddooyinkii dambe Magaalada dhuusmareeb ay ka dayaayeen roobab daadad badan ku soo Rogay qaar ka mid xafadaha magalada dhusmareeb ayaa Engineer Careed Cabdi Cilmi oo ka mid ah dhalinyarada magalada dhusmareeb kaa oo wax badan ka yaqaan cilmiga waddooyinka ayaa mamulka downlad hoose ee dhusmareeb iyo bulshada qeybahooda kala duwan ugu baaqay in ay ka qabtaan hormarinta waddooyinka iyo meelaha biyo mareenadda ah si looga fogaado dhibaatooyin biyaha ka dhasha.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here