Maamulka dhalinyarada Xaafadda Cadaadda oo codsadey in dhalinyarada loo sameeyo shaqo abuur iyo waxbarasho.

0
278

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Xaafadda Cadaada ee Magaalada Baydhabo Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed oo marti ku ahaa barnaamijka dhalinyarada ee arlaadi raadiyow ayaa waxaa uu ka hadlay wax qabadkiisa tan iyo markii loo doortay Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Xaafadda Cadaada ee Magaalada Baydhabo, asigoo sheegey in xaafadda laga sameeyo horumaro kala duwan oo wax tar u leh xaafadda iyo bulshada ku nool.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here