Maamulka dhalinyarada Degmada Qansac-dheere Oo ku baaqey in laga shaqeeyo Nadaafadda.

0
192

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shantii Juun ee 2017dii ayaa loo doortay Maxamed Nuur Cabdi Ibraahim Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada Degmada Qansac-dheere ee Gobalka Baay maadaama xiligaasi ay jireen in wax laga qabto baahiyo badan oo ku aadan dhanka arimaha dhalinyarada iyo feydhoorka deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here