Maamulka dhalinyarada Degmada Baydhabo oo ka waramey wax qabadkiisa.

0
118

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Isxaaq Xasan Maxamed gudoomiyaha dhalinyada Degmada Baydhabo ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay wax weyn ka qabteen arimaha dhalinyarada sida isku xirnaanshaha, shaqo abuurka, helista waxbarashada iskuulada iyo kuwa farsamada gacmaha iyo adeegyada kale ee arimaha dhalinyarada ku saabsan.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale tilmaamay in ay gudoomiyaal u magacaabeen degaanada qaar ee hoos taga degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here