Maamulka Degmada Xudur Oo Soo dhisaya Gudiyada Horumarinta Xaafadaha Degmada

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shir ay isugu yimaadeen xafiisyada degmada Xuddur ayaa lagu lafa guray dhisidda gudiyada xaafadaha magaalada, Golaha deegaanka Xuddur ayaa horay u kala diray gudiyadii xaafadaha ka jiray kadib markii ay ka gaabiyeen shaqadii loo xil saaray.

Shirka inta uu socday waxaa la isku raacay in si deg deg ah loo soo dhiso gudiyada xaafadaha si ay kaalin uga geystaan horumarinta iyo abaabulka bulshada gobolka bakool.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here