Maamulka Degmada Xudur Oo Sheegay in Adeegyada Bulshada Degmadaasi u baahan yihiin in Waxbadan Laga qabto.

0
271

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa sanadahaan waxaa ka socdaa howlo lagu horumarinaayo dhanka iyo adeegyada bulshada sida dhismaha waddooyinka, Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha iyo adeegyda kale ee aas aaska u ah nolasha bulshada.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here