Maamulka Degmada Xudur Oo Kulan La qaatay Hay’addaha ka shaqeeya Gargaarka Bani’aadanimo.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka ay wada gateen Maamulka degmada Xudur iyo Hay’adaha ka shaqeeya gargaarka iyo Bani’aadanimada ayaa looga hadlay sidii gurmad loogu sameyn lahaa Dadka ka soo barakacey Saameeynta Biyaha Roobka ee xafadaa Bulow.

Gudoomiye Cumar Cabdulaahi ayaa sheegey in Kulanka Hay’adaha kala duwan uu kala hadley in gargaar kala duwan loo sameeyo Bulshada Saameysey Biyaha Roobka oo qaarkood ay u badnaayeen Caruur iyo Waayeelo oo Guryahooda ay Biyo ugu soo galeen lasoo Barakacey, kuwaasoo hadda Xaafadaha qaar ay nolol u raadsadeen.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here